Abaarta, fatahaadaha iyo gargaar-yaraanta oo malaayiin Soomaali ah gaajo geliyey

Qoysas ka soo qaxay abaar iyo fatahaad ayaa weli gaajo, hoy-xumo iyo adeeg caafimaad oo kooban ku wajahaya xeryaha barakacayaasha Soomaaliya.

Abaarta, fatahaadaha iyo gargaar-yaraanta oo malaayiin Soomaali ah gaajo geliyey Read Post »

Bani’aadannimo, Cimilo, Soomaaliya