Soomaaliya oo calanka hoos u dhigtay geerida Amiirkii hore ee Qatar
Soomaaliya ayaa calanka qaranka hoos u dhigtay saddex maalmood, si loogu baroordiiqo geerida Amiirkii hore ee Qatar Sheekh Xamad bin Khaliifa Al-Thaani.
Soomaaliya oo calanka hoos u dhigtay geerida Amiirkii hore ee Qatar Read Post ยป
Diblomaasiyad, Qatar, Soomaaliya