Wada-hadallada Dowladda Federaalka iyo mucaaradka oo loo riixay 20-ka Luulyo
Wada-hadallada Dowladda Federaalka iyo mucaaradka ayaa mar kale dib u dhacay; warbixin cusub ayaa 20-ka Luulyo u tilmaantay taariikhda wareegga labaad.
Wada-hadallada Dowladda Federaalka iyo mucaaradka oo loo riixay 20-ka Luulyo Read Post »
Doorashooyin, Siyaasad, Soomaaliya
