Ciidamada Kenya oo sheegay inay dileen 11 xubnood oo looga shakisan yahay Al-Shabaab

Ciidamada Kenya ayaa sheegay inay Mandera ku dileen 11 qof oo looga shakisan yahay Al-Shabaab; tirada khasaaraha weli si madax-bannaan looma xaqiijin.

Ciidamada Kenya oo sheegay inay dileen 11 xubnood oo looga shakisan yahay Al-Shabaab Read Post ยป

Amni, Geeska Afrika, Soomaaliya