39K views · 263 reactions | Xalqada 1aad ee barnaamijkeennii "Saameynta Xun ee Baraha Bulshada" waa la soo daayey! Daawasho wacan! Waxaan diiradda saarnay sida baraha bulshada ay u saameeyaan carruurta da’da yar, gaar ahaan ardayda dhigata dugsiyada hoose-dhexe. Waxaa marti ku ah Ustaad Sacdiya Sh. Maxamuud oo si qoto dheer uga hadashay arrintan muhiimka ah. La soco Madasha Dad Dhis Initiative – "Dad dhisan baa dal dhisa" #Dad_dhis --- | Dad Dhis Initiative
Xalqada 1aad ee barnaamijkeennii "Saameynta Xun ee Baraha Bulshada" waa la soo daayey!
Daawasho wacan!
Waxaan diiradda saarnay sida baraha bulshada ay u saameeyaan carruurta da’da yar, gaar ahaan...
Daawasho wacan!
Waxaan diiradda saarnay sida baraha bulshada ay u saameeyaan carruurta da’da yar, gaar ahaan...