Videos

32 reactions | 𝟑𝟐 𝐒𝐚𝐧𝐨 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐝𝐝𝐚𝐲 𝐛𝐚𝐱𝐧𝐚𝐚𝐧𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧 𝐚𝐠𝐨𝐨𝐧: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐫𝐨 𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐛𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐞𝐞𝐫𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚! Kuleejka Agoonta Qaran ee Gaalkacyo oo muddo 32 sano ah shaqaynayay ayaa wajahaya xaalad dhaqaale oo adag. Waxaan u bahaannahay gurmadkaaga si aan u bad baadinno mustaqbalka boqolaal agoon ah. lasoco muqaal kooban oo kaa haqab tiraya heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray kuleejka iyo halka uu maanta taagan yahay: Taariikhda: 20/1/2026 kala solo Facebook: Qaran Primary and Secondary School. wixii aad awoodo ugu deeq. Dahabshiil : GLKD003803 Amal Bank : 230101764271 Salaam Bank : 80050962 SAHAL : +252906079141 Fadlan Share-garee, dhawaaqana meel dheer nala gaarsii, caawinaaddaadu waa badbaadada jiilka soo koraya. mahadsanid. #TaageerAgoonta #TaageerKuleejkaQaranGaalkacyo | Dad Dhis Initiative

Back to Videos
𝟑𝟐 𝐒𝐚𝐧𝐨 𝐨𝐨 𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐨 𝐰𝐚𝐝𝐝𝐚𝐲 𝐛𝐚𝐱𝐧𝐚𝐚𝐧𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧 𝐚𝐠𝐨𝐨𝐧: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐛𝐚𝐝 𝐛𝐚𝐚𝐝𝐢𝐧, 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐚 𝐬𝐮𝐮𝐫𝐨 𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐚 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐛𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐭𝐚𝐚𝐠𝐞𝐞𝐫𝐚𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚!
Kuleejka Agoonta Qaran ee Gaalkacyo oo muddo 32...
Scroll to Top