Videos

144 reactions | 𝐖𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐮𝐪𝐚𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 (𝐝𝐨𝐜𝐮𝐦𝐞𝐧𝐭𝐚𝐫𝐲) 𝐚𝐚𝐝 𝐬𝐮𝐠𝐚𝐲𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐊𝐮𝐥𝐞𝐞𝐣𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚𝐜𝐲𝐨 Ka dib Muddo sodon iyo labo sano ah oo uu kuleejku u adeegayay agoonta Soomaaliyeed, maanta wuxuu wajahayaa caqabado dhaqaale oo u baahan inaan u midoowno. Ka qaybqaado badbaadinta hooygan aqoonta iyo rajada ah. Waxa aan u baahannahay hadda: ✅ Kafaalo Qaad (halkii arday waa 50$) ✅ Zakaat Maal iyo Zakaat Fitr. ✅ Agabka Waxbarashada (Kuraas, Miisas, Buugaag). ✅ Agabka Jiifka (Sariiro, Joodariyaal). ✅ Qalabka Sports-ka iyo Dhar Ciid. Wixii aad awoodo ugu deeq. Dahabshiil : GLKD003803 Amal Bank : 230101764271 Salaam Bank : 80050962 SAHAL : +252906079141 Fadlan Share-garee, dhawaaqana meel dheer nala gaarsii, caawinaaddaadu waa badbaadada jiilka soo koraya. mahadsanid. #TaageerAgoonta #TaageerKuleejkaQaranGaalkacyo | Dad Dhis Initiative

Back to Videos
𝐖𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐧 𝐦𝐮𝐮𝐪𝐚𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 (𝐝𝐨𝐜𝐮𝐦𝐞𝐧𝐭𝐚𝐫𝐲) 𝐚𝐚𝐝 𝐬𝐮𝐠𝐚𝐲𝐬𝐞𝐞𝐧 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲𝐚 𝐱𝐚𝐪𝐢𝐢𝐪𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐊𝐮𝐥𝐞𝐞𝐣𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐆𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚𝐜𝐲𝐨

Ka dib Muddo sodon iyo labo sano ah oo uu kuleejku u adeegayay agoonta Soomaaliyeed,...
Scroll to Top