Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in duqeymo lagu dilay 26 Al-Shabaab ah
SONNA waxay baahisay in 26 xubnood oo Al-Shabaab ah lagu dilay duqeymo ka dhacay degmada Cadale; sheegashada weli si madax-bannaan looma xaqiijin.
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in duqeymo lagu dilay 26 Al-Shabaab ah Read Post »
Amniga, Soomaaliya

