Hal qof oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay bariga Garoowe

Shil ka dhacay aagga SABCO ee Garoowe ayaa dilay darawalkii gaari yar; ku dhawaad 10 shil ayaa saddex bilood gudahood ka dhacay magaalada iyo agagaarkeeda.

Hal qof oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay bariga Garoowe Read Post ยป

Puntland, Shilalka